Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo ka warbixisay Qaabkii uga hortageen Covid-19

0
348

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xanuunka Carona-Virus ayaa waxa uu saameyn u geystay bulshada caalamka Soomaaliya waxaa ay ka mid tahay dalalka uu saameeyey caabuqa karoona.

Agaasimaha waaxda Covid-19 ee wasaaradda Caafimaadka Dowlad goboleedka Jubbaland Maxamed Bashiir  ayaa ka warbixiyey qaababka ay wacyi galinta ku aadan xanuunkan ay u sameeyeen.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here