Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Muddo Todobaadyo ah waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose ka socday Qaadashada wejiga koowaad ee Tallaalka Ka hortagga Xannuunka Covid-19,kaasoo loogu talagalay in ay qaataan shaqaalaha Cafimaadka eee safka hore kaga jira La tacaalidda xannuunkaan iyo dadka waayeelada ah, kuwaasoo u nugul xannuunka.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.