Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo ka warbixisay halka uu marayo kiisaska Covid-19 ee deeganada Jubbaland

0
285

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xanuunka karoona Feyras ayaa waxaa uu soo bilowday dabayaaqadii sanadkii tagay 2019kii, Waxaa u dhintay dad aad u badan oo ku kala noolaa caalamka, waxaa jiro bukaanno haatan la jiifa cudurka iyo kuwa ka bogsaday feeyriska karoona.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here