Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo ka war bixisay sida ay bulshada uga wacyigaliso faafitaanka covid19

0
298
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)Waxaa wali dunida inteeda badan kajira qatarta caabuqa caronavirus oo dhinacyo badan ka saameeyay bulshada caalamka.
Waxaa jira wadamo badan oo xanuunkaan ku soo laba kacleeyay ,soomaaliya oo ka mid ah wadamada uu markii hore cudurkaan si kooban u saameeyay ayaa  haatan cudurku ku soo laba kacleeyay’ sida ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka Xukuumada Fedaraalka Soomaaliya xaalado cusub oo covid19 ayaa maal mihii ugu danbeeyay laga diwaan galiyay soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here