Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo ka hadashay xaaladda Covid-19 ee magaalada Kismaayo

0
261

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tirada dadka cudurka covid-19 ugu dhimanaya Magaalada Kismaayo oo sii kordhaysa.

Halisata xanuunka safmarka ah ee caronavirus ee xiligaan ka jirta gudaha dalkeena soomaliya ayaa ah mid aan la dhayalsan karin waxaana jira dad aad u badan oo cudurku soo ritay.

Sido kale waxaa sii kordhaya tirada dadka caabuqa covid-19 ugu dhintay gudaha magaalada Kismaayo sida ay xaqiijisay wasaaradda Caafimaadka dowlad goboledka Jubbaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here