Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo ka hadashay khatarta ka dhalan karto hadu soo rogaal celiyo Covid-19

0
338
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tan iyo markii kiisaskii ugu horeeyay ee caabuqa Canorana-virus la xiriira laga helay deegaanada Jubbaland waxaa ay Wasaaradda caafimaadka Jubbaland iyo dhaqaatiirtuba ku howlanyihiin sidii  bulshada looga wacyi galin lahaa khatarta Covid-19 oo suurta gal tahay in uu mar-labaad soo rogaal celiyo .
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here