Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xanuunka Loo yaqaano Shuban biyoodku waa mid dhibaato badan ku hayo dadkeena gaar ahaan waxaa aad ugu nugul dadka barakacyaasha oo degan meelo meelo nadaafadu ku yar tahay iyo walibo iyagoon helin biyo nadiif ah.
Wasaarada Caafimaafka Jubbaland iyo daryeelka bulshada dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa dadaalo kala duwan ka sameyso goobaha inta badan ay ka dhashaan xanuunka shuban biyoodka iyo wacyi galin iyo daweyn geysa goobahaasi.
Awke Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.