Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tallaalka ayaa wuxuu ka qeyb qataa Caafimaadka Carruurta ,waaxaan Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland ay ku bixisay dadaallo Tallaalka lagu siinaayo Carruurta shanta sano ka yar.
Tallaalka ayaa waxaa la siinayaa caruurta ka yar sano taas oo muhiim u ah caruurta kunool deegaanada Dowlada Goboleedka Jubbaland si loga hortago cudurka dabeesha.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.