Bulshada Kismaayo oo loogu baaqay in Carruurta la Tallaalo

0
66

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Cudurka  Dabayshu waxa uu kamid yahay cudurada halista ah wanxana uu sababi karaa curyaanino awood la’aanta gacmaha ama lugaha,  mararka qaarkood waxay sidoo kale uu horseedi karaan dhimasho, Sanadihii ugu dambeeyay, dabaysha ayaa gabi ahaanba laga waayay wadamada qaniga ah. Waxa kaliya oo laga helaa wadamo yar oo sabool ah meelaha ay adagtahay in la helo biyo nadiif ah.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland Ismaaciil Axmed Garas ayaa bulshada Jubbaland ugu baaqay in ay carruurtooda siiyaan tallaalka cudurka dabeesha kaas oo ka biloowday deganada Jubalaand.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here