Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo deegaanka Dooxa Garasey ka dhagax dhigtay Xarun Caafimaad

0
8

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jubbaland Ismaaciil Axmad Garas oo ay wehliyaan Wasiirada Gargarka Howlaha Guud Gudoomiyaha Degmada Kismaayo iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta iyo Badroolka Jubbaland ayaa si wadajir ah u Dhagax dhigay Xarun Caafimaad oo laga hirgilinaya deegaanka Dooxa Garasey.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here