Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo Bulshada ugu baaqday ilaalinta Nadaafadda Deegaanka

0
365
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxa waaxda Faya-dhowrka guud ee Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxammed Muxummed Xassan Xiirey ayaa ka warbixiyey qaabka ay u shaqeeyso waaxda faya-dhowrka.
isagoona sheegay in ay sameeyaan wacyi galin ku aaddan ilaalinta Nadaafadda si’ bulshada ku nool deeganada Jubbaland loogu baraarujiyo ahmiyadda ay leedahay Nadaafadda.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here