Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo bulshada ugu baaq day in ay qaataan talooyinka bahda Caafimaadka

0
230
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xanuunka saf marka ee Covid-19 ayaa markale ku soo laba kacleeyey dalka Soomaaliya.
Madaxa xog ururinta wasaaradda Caafimaadka Jubbaland ayaa ugu baaqay bulshada ku nool deeganada Jubbaland in ay qaataan talooyinka caafimaadka si loo yareeyo faafitaanka xanuunka karoona feyris.

Fartuun NuurAaadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here