Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo bilowday wacyi gelin ku aadan Coronavirus

0
327

Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa wada wacyi galin looga hortago xanuunka coronavirus iyadoona bulshada deeganada Juubaland lagu wacyi galinayo in ay ilaaliyaan nadaafadda iyo in ay iska ilaaliyaan goobaha la iskuugu yimaado.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here