Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo baaq u dirtay Ehalada Dadka qaba Xanuunada Dhimirka

0
356

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xanuunada ku dhaca dhimirka  waa kuwa Qatar ah oo kala duwan,waxayna saameyn gaar ah ku yeesha bukaanka qaba.

Waxaa jiro dad badan oo qaba xanuunadaas, kuwaas oo u baahan xaaladda Caafimaad iyadoo dhaqaatiirta ay sheegeen in xanuunka uu keeno sababa kala duwan sida dagaaladii so keeye ee dalka soomaray ee dadka qaar kood maskaxda wax uga gaareen.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here