Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa magaalda Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada hoose maalmihii ugu danbeeyay laga diiwaan geliyay kiisas cusub oo la xiriira caabuqa Carona-virus oo mar kale soo laba kacleeyay.
Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboledka Jubbaland ayaa bulshada reer Jubbaland u dirtay farriin wacyigalin ah oo ku saabsan ka taxaddarka iyo xakameynta xanuunka Covid-19.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.