Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo Agab kala duwan gaarsiisay xeryaha barakacayaasha ee Kismaayo

0
370

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Caafimaadka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Agabyo nadaafada iyo Fayo-dhowrka Gaarsiiyey Qaar kamid ah Kaamamka Barakacayaasha ee Magaalada Kismaayo.

Qalabka ay Gaarsiisay ayaa looga hortagaa faafida cudurka Coronavirus Agabka ay lasoo gaarsiiyey dadka barakacayaasha ayaa ka koobnaa baaldiyaal,saabuun,maracaneecooyin bustayaal ay ka galaan qabowga iyo agabka nadaafada.

Cawke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here