Kismaayo-(Idaacadda WaaAgabkan maanta ay Hay ‘adda Save the Children Ku wareejiyay Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Jubbland ayaa isugu jiray noocyo kala duwan kuwaasi oo loogu tala galay in laga hortago Faafida xanunka Covid-19 oo xiligan caalamka kusoo laba kacleyay waxaana agabyadan lagaarsiin doonaa xeryaha barakacayaasha Magaalada Kismaayo iyo sidoo kale Magaalada Dhooblay ee Katirsan Gobolka Jubbada Hoose.
Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.