Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo Agab Caafimaad u dirtay Afmadoow

0
370

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa Diyaarad siday Agabyo Caafimaad oo kala duwan u dirtay Degmada Afmadoow ee Gobalka Jubada hoose.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here