Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo Agab caafimaad kala wareegtay Hay’adda Arte Foundation

0
222

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland ayaa qalab caafimaad kala wareegtay hay’adda Arte Foundation oo fadhigeedu yahay dalka Denmark.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here