Wasaaradda caafimaadka Jubbaland ayaa daahfurtay mashruuc loogu magac daray Marwo Caafimaad

0
316

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland ayaa imtaxaan lagu daah furayo Barnaamijka marwo caafimaad oo loogu talagalay in la isku xiro bulshada iyo xarumaha  caafimaadka magaalada Kismaayo ugu qabatay in ka badan 180 Haween ah.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here