Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Jubbaland oo dayactir ku sameeysay qeybo ka mid ah Isbitaalka guud ee Kismaayo

0
264

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Isbitalka guud ee magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa dhawaan qaybo ka mid ah waxaa lagu sameeyay dib u dayactir ballaaran, waxaana qaybaha isbitaalka ee dib u dhiska lagu sameeyay ka mid qaybta xaaladaha deg deg ah sido kalana waxaa dayac tir lagu sameeyay qoybo kale oo isbitaalka ka mid ah.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here