Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo Jowhar ku qabatay Xuska maalinta Caafimaadka Dhimirka Adduunka

0
47

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle ayaa maanta magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ku qabatay xuska maalinta Caafimaadka dhimirka Adduunka.

Waxaana ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan Hirshabeelle,Dhaqaatir iyo qeybaha kala duwan ee bulshada,Qaar ka mid ah Dhaqaatiirtii ka hadashay goobta ayaa ka sheekeeyay sida ay u soo kordhayaan dadka dhimirka ka xanuunsanayo.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here