Wasaaradda Caafimaadka dowlad goboledka Jubbaland oo ka hadashay Cuduradda ka dhalan kara fatahaaddaha  Wabiyadda

0
316
Kismaayo(Idaacada waamo)waxaa wali taagan saamaynti ka dhalatay Fatahaaddaha ay sameyeen labada Wabi ee Jubba iyo shabeelle  oo mara qaar kamid ah Goboloada dalkeena soomaliya .
waxaana meelaha qaar kajirta xalad caafimaad daro oo ka dhalatay  Fatahaddaha iyo daadadka soo rogmaday.
Hadaba Iskuduwaha Wasaaradda  Caafimaadka ee Gobolka  Jubbada Hoose   Abdinaasir  Maxamed Cabdi  Aya sheegay in ay jiraan Cuduro Kadhasha  Fatahaaddaha iyo daadadka  Waxa uuna  intasi ku daray in Cudurada qaar ay yihiin kuwo laisku gudbin karo.
Intabadan xiliyada ay Roobabku da aan waxaa dilaaca Cuduru kala duwan Kuwaas oo qaarkod si fudud la isugu Gudbin karo.
R/W,Xamdi Maxamed Yaasiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here