Wasaaradda Caafimaad Jubbaland oo ka warbixisay Xaladihii ugu Danbeyay Ee Covid-2019

0
232

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa hoos udhacay Maal-mihii ugu Danbeyay kiisaska Xanunka Covid-19 Gudaha Magalada Kismaayo Taas oo loo sababeyay xayiraadihii dhawaan lasoo rogay oo magaalada badi ka dhaqan gashay.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixitan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here