Wasaaradda Caafimaad Jubbaland oo ka war bixisay xaalada Caronavirus ee deeganada Jubbaland

0
289

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa maal mihii ugu danbeeyay deegaanada Jubbaland laga diwaan galiyay in ka badan 60 kiis oo ku saabsan caabuqa safmarka ah ee caronavirus oo dib u soo laba gacleeyay .

Dadka laga helay kiisaska cusub ee covid -19 ayaa kulala sugan Degmada Kismaayo iyo magaalooyinka Baladxaawo,Garbahaaray ,doolow iyo Luuq sida ay xaqiijisay wasaaradda caafimaad ka dowlad goboledka Jubbaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here