Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hubinta Tayada biyaha ay Cabaan bulshada kunool magaalada Kismaayo iyo deegaanada kale ee Jubbaland ayaa ah mid ay masuuliyad ka saaran tahay Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Dowlad Goboleedka Jubbland.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.