Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Tamarta & Kheyraadka Biyaha Dowlada goboledka Jubaland ayaa bilowday olole ballaaran oo lagu daaweynayo ceelasha biyaha laga cabo ee ku yaala Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose.
Ol’olahaan oo socon doona muddo shan bilood ah, ayaa ujeedkiisu yahay in lagusoo afjaro cudurada kadhasha Biyaha Wasaqaysan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.