Wafdi ka socda Wasaaradda Macdanta,Tamarta & Biyaha Jubbaland oo Booqaday Qaam-Qaam

0
345

Qaam-Qaam(Idaacadda Waamo)Wafdi uu hogaaminayay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Biyaha iyo Macdanta Jubbaland Faarax Cusmaan Xaaji ayaa waxay booqdeen Deegaanka Qaam-Qaam,halkaasi oo ay kormeereen mashruuc ceel biyood ah.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here