Wasaaradda Beeraha Jubbaland oo sheegtay in dadka beeralayda ah ay kala shaqaynayso hurumarinta wax soo saarka beeraha

0
80

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland Geele Maxamed Aadan ayaa sheegay in Wasaaradda beeraha ay dadka beeralayda kala shaqaynayso horumarinta beeraha ayna ka caawinayso agabka lagu qodo beeraha iyo Abuurka ay u baahanyihiin isagoona bulshada Soomaaliyed ugu baaqay in ka faa’iidaystaan khayraadka beeraha.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here