Wasaaradda Beeraha Jubbaland oo sheegtay in ay caawin doonaan beeralayda ay sameysay  fatahaadaha El-nino

0
63
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka wasaradda beeraha iyo warabka dowlada goboleeledka Jubbaland Geella Muhumed Adan  oo la hadlay warbahinta ayaa waxuu sheegay in ay garab istaagi dooonaan beeraleyda dooneeso in ay tabacadaan beerahood, isgoona bulshada ugu baqay in ay dhulkooda hooyo ay wax ka sooo saartaan

 Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here