Wasaaradda Beeraha Jubbaland oo lagu warejiyay qalab loogu talagalay hormarinta Beeraha

0
23

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha Jubbaland ayaa qalab Xafideed kala wareegay Bangiga Aduunka waxana kulanka agabka lagu warejinayay gobjoog ahaa Wasiirada Beeraha Xanaanada Xoolaha iyo Qorshaynta Agasimayaal Guud iyo Mas’uuliyiin kale.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here