Wasaaradda Beeraha Jubbaland oo la xisaabtameyso Hay’adaha ka howlgala deegaanka

0
89
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaradda beeraha iyo Waraabka Jubbaland ayaa waxaa ay wadaa dadaalo wax lagu qabaanayo beeraleyda kunool deegaanada dowlada Goboleeda Jubbaland
Hay’addaha ka shaqeeyo ayaa jubbalad ayaa waxaa ay mashruucyo kale duwan ay ka fuliyaan Jubbaland taas oo wax lagu qabanaayo beeraha kunool deegaanada  Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here