Wasaaradda Beeraha Jubbaland oo la dagaalameeyso Ayax soo gaaray deegaano dhaca waqooyiga Kismaayo

0
303

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qaar ka mdi ah Beeraleyda deeganada Buul-gaduud,Wirkoy,Siinga-leer iyo Baar-sanguuni oo ah  deegaano Dhaawaca waqooyiga magaalada kismaayo oo maalmahaan uu soo gaaray anyaxa lagu arkay sandkaan gobolo badan oo dalka ah,ayaa waxay ay muddo labo maalin ah ay ladaalaa-dhacayaan sidii Anyaxa ku habsaday beerahooda ay isku dhaafin lahaayeen waxaa maanta ay wasaaradda beeraha Jubbalan ay gaarsiisay agabyo kala duwan oo ay dadka deegaanka kula dagaalami karaan Anyaxa soo gaaray deegaanadooda.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here