Wasaaradda Beeraha Jubbaland oo ka digtay Suurta galnimada Fatahaado kale oo  uu sameeyo Wabiga jubba

0
489

Kismaayo(Waamo Radio)Agasimaha Waxda ilaalada Cuntada Ee Wasarada Beraha Iyo Waraabka Jubbalans Aya Shegay in ay kacabsi qabaan Fatahaado Horleh Oo Uu Sameeyo Wabiga Jubba Oo Mara Degaano Katirsan Sadexda Gobol Ee Jubbaland

Xaalado Bani’aadannimo ayuu sheegay in ay wajahayaan Qoysaska  ka barakacay Fatahada Uu Wabiga  Jubba Sameyay WaxaanaJirto Dalagyo Badan Oo Ay Biyaha Wabiga Latageen
Muudhin xasam ow daahir Agasimaha Waxda Ilalada Cuntada Ee Wasarada Beraha Jubbaland Ayaa shegay in deeganada qaar horay loo cabiray Melaha uu wabiga Kafataho waxuna shegay in Laga Cabsi qabo in Uu Wabiga Kufataho Deegano Hor Leh
Roobabka ayaa wali ka da’aya qeybo ka mid ah Gobolka Jubbada Hoose Gedo Iyo Jubbada Dhexe Kuwaas oo sii kordhinaya walwalka iyo baqdinta ay dadka ka qabaan korarka fatahaada uu sameynayo Wabiga Jubba.
R/W,Iidle Aadan Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here