Wasaaradda Beeraha Jubbaland oo daahfurtay mashruuca sugnaanta cunada iyo nafaqada.

0
72

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo warabka Jubbaland ayaa Magaalada Kismayo xarunta kumeel gaarka dowlad goboleedka Jubbaland ka daahfurtay mashruuca sugnaanta cunada iyo nafaqada.

Furitaanka mashruuca waxaa kasoo eyb galay Wasaaradaha beeraha, Caafimaadka, Kalluumeysiga, Gudoomiyeyaasha deegaanada Goobweyn, Luglow iyo qaar kamid xubno ka socday gollaha Wakiilada Jubbaland.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here