Wasaaradda Beeraha Jubbaland oo 300 Beeraley ah Tababar u furtay

0
304

Kismaayo(Idaacada Waamo)Wasaaradda beeraha iyo waraabka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa wado dadaalo sare loogu qaadaayo aqoonta beeraleyda deegaanka waxaana ay wasaarada oo kaashaneyso hey’adaha kala shaqeeyo dhinacyada hormarinta ay tababar u furtay 300 oo beeralayda Gobolka Jubbada hoose.

Iidle Aadan Dagane oo warbixin inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here