Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS oo Muqdisho kusoo gabagabeysay Shirka uruurinta warbixinta Qaran ee Barnaamijka horumarinta Beeraha Afrika

0
54

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaaalada Muqdisho ayaaa waxaa lagu soo gabgabayay shir muda sadax cisha ah ka socoday magaalada Muqdisho kaas oo loga hadlayay  uruurinta warbixinta Qaran ee Barnaamijka horumarinta Beeraha Afrika taas oo lagu hormarinayay dalkeen Somalia si ay ula jaanqaado wadamada kale ee Afirca

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here