Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS ayaa baaritaano ku sameyneysa nafaqada dhulka, si loo ogaado tayada beerashada, baaritaanka ayaa waxaa sameynayo shirkadda Hop Laps waxaana lagu wareejiyey caro laga soo qaaday 400 oo goobood si baaritaan loogu sameeyo loona ogaado tayada nafaqada carada iyo beerashada.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.