Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya oo daahfurtay xarunta la socodka saadasha Hawada.

0
29

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maaareeye oo ay wehliyaan Wasiir dowlaha Wasaaradda,  Agaasimaha guud Wasaaradda iyo Agaasimaha Waaxda Waraabka iyo Hor-udiga ayaa daahfuray Xarun Cusub la socodka saadasha Hawada ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS.

Awke Ali ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here