Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland oo xarun ay ku shaqeyn doonto ka dhagax dhigtay deegaanka Janaay Cabdalle 

0
82

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda beeraha iyo Waraabka jubbaland ayaa deegaanka Janaay Cabdale ka dhagax dhigtay xarun cusub oo loogu talagalay in loogu adeego bulshada deegaankaaas taas oo ay ku shaqayn doonto wasarada beeraha jubbaland

Juweyriyo Hassan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here