Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland oo Tababar u furtay 60 Dhalinyaro ah

0
295

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland ayaa Tababar socon doono mudo 6 cisho ah u furtay Lixdan dhalinyaro ah oo ku nool Xaafada Midnimo ee magaalada Kismaayo.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here