Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland oo Kaduleysa Sidi dadka reer Jubbaland ay ku gaari lahayeen isku filnasha dhanka cuntada ah ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay shir looga hadlaayey mashruuca FSRP ee Adkaysiga Cuntada.
Agaasimaha guud ee wasaaradda beeraha Jubbaland Mursal Maxamed Xirsi ayaa faah faahin ka bixiyey mashruuca iyo deegaanada uu ka socdo.
Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.