Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland oo dhiira gelineyso Beeraleeyda

0
299
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadkeena  soomaaliya waxaa ay caan ku yihiin tabcashada Beeraha,waxaana jira dad badan oo ay noloshoodu ku tiirsantahay wax soo saarka Beeraha,sidoo kale waxaa jira dad danyar ah oo duruufaha  dhaqaale ee haysta aysan u saamaxeyn in ay Beero tabcadaan.
Wasaaradda beeraha iyo waraabka Dowlad Goboledka Jubbaland ayaa bilowday Mashruuc dadka lagu fahansiinayo sidii ay guryohooda cunto ugu beeran lahayeen sido kalana lagu  maal galinayo dadka danyarta ah iyo kuwa horay Beeralayda u ahaa ee u baahan in lacaawiya si ay wax soo saar fiican ula yimaadaan .
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here