Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tababarkani ayaa waxaa bixinaya qaar ka mid ah qubarada cimilada iyo dhanka cabirka saadaasha Roobka,waxaana tabbarka furay wasiir ku xigeenka wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowlad Goboleedka Jubbaland.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.