Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland oo bilowday bixinta sharciga lahaanshaha dhul beereedka Jubbaland  

0
44
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland ayaa waxaaa ay magaalada Kismaayo ku qabtay kulan loga hadalayay shaacinta bixinta sharciga lahaanshaha dhulalka beeraleyda Jubbaland, taas oo beeraleyda loogu baaqay in ay qaataan sharciga dhulalka beeraleyda ay bixiso Wasaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here