Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland oo agabka beeraha ugu deeqi doonto beeraleyda Jubbaland

0
92

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland oo kulan ku qabtay magaalada Kismaayo ayaa waxuu ka hadlay wax ka qabashada baahiyaha ka jira beeraleyda kunool dowlad goboleedka Jubbaland.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here