Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubaland oo ka hadashay saameynta ay beeralayda kala kulmeen fatahaadaha

0
57

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka Soomaalida ah waa kuwo u badan xoolo dhaqato iyo Beeraleey,kuwaas oo samayn xoogan kala kulma cimilada is babadalaysa sida abaaraha dabada dheer iyo sidoo kale fatahaadaha soo noq noqda,kuwaas oo ilaa hada aan xal loo helin.

wasiir-kuxigeenka Wasarada Beeraha iyo Waraabka Dowlad Gobaleedka jubbaland Ugaas Cali Sokor ayaa ka hadlay samaynta ay Beeraleydu kala kulmeen fatahaadaha iyo ka wasaarad ahaanba.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here