Wararka Wasaaradda beeraha iyo Waraabka Hirshabelle oo dayactir ku sameyneysa goobaha uu ku Fatahay Wabiga Shabelle By admin - August 29, 2023 0 160 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda beeraha iyo Waraabka Hirshabelle ayaa dayactir ku bilowday goobaha Fatahaada uu kasameeyn jiray Wabiga Shabelle sida tuulada moyuko oo hoos tagta degmada Jowhar. Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay. http://radiowaamo.so/wp-content/uploads/2023/08/warka-cowke-Wasaaradda-beeraha-iyo-Waraabka-Hirshabelle-oo-dayactir-ku-sameyneysa-goobaha-uu-ku-Fatahay-Wabiga-Shabelle..mp3 Share this: Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on X (Opens in new window) X