Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay shir muhiim ah oo lagu lafagurayay hirgelinta siyaasadda guud iyo dib u habeynta beeraha dalka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.