Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowlad Goboleedka Jubbaland oo ka hadashay muhiimada ay leedahay wax laga soo saarka dhulka

0
186

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Soomaaliya ayaa leh dhul beereed aad u ballaaran, haddana waxaa la sheegayaa in ay aad u yaryahay dalaga kasoo go’a beeraha dalka.

Bulshada kunool dowlad goboleedka Jubbland waxaa ay qaarkooda  ku  tiirsan yihiin dabcashada beeraha si wax soo saarkooda ay  sare ugu qadaan .
Inta badan dalagyada ka soo ga’a beeraha ayaa waxaa la kenaaa magaalada kismaayo si dadka kunool  magaalada ugu faiidastaan .
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Geelle Maxamed Aadan ayaa  bulshada faray inaye waxa ka soo saartaan dhulkooda hooyo.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here